U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aadane

Magac Lab
Xaraf ASubg AA6 xar
La Mid AhaadamiMagac Lab
1

Dadka Eebahay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan.

2

Aadami ahaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isaga oo weriyayaal kula hadlay magaalada Addis Ababa, Cali Maxamed Geeddi, waxaa uu yiri - hoggaamiyayaasha asal raaca ah ee Midowga Maxkamaduhu waxay ku xad gudbaan dhaqanka iyo xuquuqda aadane ee dadka Soomaaliyeed.

”
“

Waxaa hubaal ah in is af-garawaa uu imaan karo, mar hadii ay kulmaan aadane, xaywaan ama kooxo.

”
“

Waa Foosiya Yuusuf Xaaji Aadane, iyaduna sidoo kale ayey u xustay taariikhda xiisaha leh ee aabeheed ka curiyey heestaas guubaabada ah; Soomaaliyeey toosoo, toosoo isku tiirsada eeey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aadane - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan