U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aammusan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf ASubg AA8 xar
1

Wax aan hadlayn ahaansho; shibban (cid).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Soomaaliduna waa tii horay u tiri: "Dhurwaaga kan qayliya iyo kan aammusan keebaa la qaataa", jawaabtii ay bixiyeenna waxay ahayd: kan qayliya saa yur baad iska tiraahdaaye!, sida la ogyahayna Abeesadu dhul u ekaan bay kugu dishaa!

”
“

Lacagtaas oo soo daabiciddeedii iyo imaatinkeedii toonna aanay ansixinin hay’adihii loogu talo galay markii ay ogaadeenna kuwii ay mas’uuliyaddooda ahayd ka aammusan yihiin ilaa maanta Miyaanayse ahayn oggolaansho ay siiyeen?

”
“

Cilmi wuxuu ka faquuqmay bulshaddii uu dhexdeeda magaca iyo maamuuska ku lahaa, wuxuuna noqday nin iska aammusan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aammusan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD