U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aargoosi

Magac Lab
Xaraf ASubg AA8 xar
La Mid AhaargoosashoMagac Fal
1

.dh aargooso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Ma jiran wax aargoosi ah oo dib uga dhacaya Somalia, wixii horey uga dhacay Somalia ha la iska iloowo Islamarkaana ha loo soo wada jeesto midinimada iyo danta qaranka Soomaliyeed", ayuu yiri Col.

”
“

Dhexe 2 qof ayaa si kala aargoosi ah loogu dilay 24kii saac ee ugu dambeysay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabelada dhexe.

”
“

Sheekh Shariif ayaa shacabka ugu baaqay in dadka hadii ciidamada Itoobiya ay baxaan ineysan ku dhaqaaqin aargoosi iyo qabsasho deegaano iyo meelo kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aargoosi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD