U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saac

Magac Lab
Xaraf SSubg SA4 xar
1

Maalinta oo afar iyo labaatan meelood loo qaybiyey meesheed; saacad.

2

Uraad; urshi. saacad

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Dilalkii dhacayay 24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa nagu qasbay inaan bandowga magaalada kusoo rogno" ayuu yiri Madaxa amaanka ee degmada Kismaayo, isagoo intaas ku daray in badowga uu socon doono inta laga sugayo amaanka.

”
β€œ

Afar ka mid ah dadka dagaalka ku dhintay ayaa waxay ahaayeen dhinacyadii uu dagaalka u dhexeeyay, waxayna dagaalka iyo duqeyntu socdeen in ka badan hal saac.

”
β€œ

Agaasimeyaasha Isbitaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhaawacyo badan la soo gaarsiiyay 24-kii saac ee ugu dambeeyay, qaarkoodna ay ku dhinteen isbitaalada dhaawacyo halis ah oo ay qabeen awgood.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan