U gudub nuxurka bogga
SABAAD

turjubaan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf TSubg TU9 xar
1

Afceliye; afhayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wararku waxa ay intaa ku darayaan in ladilay laba nin oo kale oo mid kamid ah uu ahaa Nin Turjubaan u ah Ciidamada Eithopia ee Gobolkaas ka howlgala,ilaa hadana lama sheegin Cid ka danbeysay Dilalka Marxuumiintaasi.

”
“

Dad lagu dhawacay Degmada Baydhabo Ugu yaraan saddex qof ayaa xalay lagu dhaawcay gudaha Degmada Baydhabo, iyadoo mid ka mid ah uu ahaa turjubaan la shaqeeya ciidamada Itoobiya ee ku sugan Degmada Baydhabo.

”
“

Waxaad nagu ogeysiin kartaa luqadaada waxaanan kuu diyaarin karnaa turjubaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
turjubaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan