Tusaale Dheeraad ah3
“
Qaaraame waxa uu badbaadiyaa ummad dhibban xilli cayiman, waxana la arkaa in berito qaaraamihii loo qaaraamo; dhanka kale, dhimbil-demiye waxa uu badbaadiyay naftiisa iyo nafaha umadda, ma qaaraan tago, mana loo qaaraamo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
U · UM
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
