Tusaale Dheeraad ah3
β
Sidoo kale waxay wararka qaar tibaaxayaan inaan safaaradaha wax lacag ah loo dirin iyo inay weli baaqi yihiin daymankii dawladda lagu lahaa ee uu ku talogalku ahaa in la bixiyo sannadkii 2002.
ββ
J: Waxaan ugu baaqi lahaa ummadda reer Sool, in ay nabadgelyada adkeeyaan, kadibna ay mawqifkooda siyaasadeed mideeyaan, iyaga oo danahooda ilaashanaya.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
