U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rogan1

Fal Magu (1)
Naxwe-gmay, -gantay
Xaraf RSubg RO5 xar
1

Wax dhankii hooseen lahaa sareeyo noqosho.

2

Sidiisii hore wax ka duwan noqosho.

3

Fure hal mar sakatuuro ku wareegid.

4

Reer ama dad tirtirmid.

5

Ka r.: meel biyo ka dulundulcoobid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa dad Somaliland u haysta qani xataa ma garanayno inay gaajo ama colaadi waddo, markaa nabsi ka rogan mayno.

”
“

Mareexaan Ugaasyadooda waxay ka talin jireen inta xeebta gacanka Cadmeed ilaa dhulka Sool kuna soo rogan koonfur ilaa Baladwayne.

”
“

Sawirku waxaa lagu qaaday dooxooyinka Waabo oo Nugaal ka soo rogan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-gmay, -gantay

Xarafka

R · RO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rogan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan