U gudub nuxurka bogga
SABAAD

badmaax

Magac Lab
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Nin ka mid ah shaqaalaha maraakiibta ka shaqeeya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

sano ee la soo dhaafey burcad badeedka caalamka waxaa ay afduub u gaysteen 3200 oo badmaax, halka 500 lagu dhaawacey 10 kalena lagu diley.

”
“

Hase ahaatee, Iiraaniyiinu waxay ilaa hadda hastaan laba badmaax oo ka tirsan dadkii la qabtey.

”
“

Markabkan oo lagu magacaabo Stella Maris ayaa waxaa laga leeyahay wadanka Jabaan, waxaana saaran 20 badmaax oo u dhashey wadanka Filipiin, sida ay sheegtey dawlada wadankaasi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
badmaax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD