U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maris1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Saabuun m. ah: saabuun adag oo dharka lagu dhaqdo.

2

Shimbir yar oo mucjisad leh; waxay si layaab leh ugu hoggaamisaa ninka herinka ah oo keliya, ugaar, habar dugaag, halaqa qaar ka mid ah, malabka shinnida iwm. Waris, buli, shimbir malab. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marka aad mareyso wadooyinka gaarka loo leeyahey, waa inaad mararka qaarkood bixiso lacag wado maris (bompenger).

”
“

Markabkan oo lagu magacaabo Stella Maris ayaa waxaa laga leeyahay wadanka Jabaan, waxaana saaran 20 badmaax oo u dhashey wadanka Filipiin, sida ay sheegtey dawlada wadankaasi.

”
“

Sixiixa lagu warejinayo dakadda Bosaso ayaa la aaminsan yahay in lagu bixinayo lacag horu-maris ah oo ay bixineyso shirkada lagu wareejinayo Marsada Bosaso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maris - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD