Tusaale Dheeraad ah3
β
Dalka Haiti waxa uu dhinaca bari xuduud kala wadaagaa dalka jamhuuriyada Dominican (Republic of Dominican), sadexda jiho ee kalena waxa kaga teedsan bado.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (3) (f.mg3)
Isrogrog
-atay, -adatay
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
