U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baqbaq

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Xabag aan saafi ahayn oo jilif, duux iwm ku dhafanyihiin.

2

Dhegdhegga indhaha buka ama aan nadiifka ahayn yeeshaan; fiish, dhalxan.

3

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Baqbaq, Uusgure, Ceel Buh, Dangoroyo, Xaaji Khayre, Cuun, Caana Yaskax, Timir iyo Xamur.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baqbaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan