U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barakac1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA7 xar
La Mid AhbarakicidMagac Fal
1

.dh barakac2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Saakay ayaan waxaan aragnay dhimashada laba qof oo mid uu shacab ahaa oo maydkooda ay yaalaan deegaanka Kaxda oo dagaalku uu ka dhacay" ayuu yiri mid ka mid ah dadka barakac ahaanta ku jooga deegaankaas.

”
“

Mas'uuliyiinta Degmada Madiina ee Muqdisho ayaa sheegay in dadkan ay ahaayeen kuwo ay hay'adu horay u diiwaangelisay ayna jiri doonaan gargaaro kale oo la siin doono dadka kale ee caafimaadka qaba, kuwaasoo barakac ahaanta ku dagan degmada.

”
“

Barakac aad u baahsan oo Maanta ka jira Degaanada Dagaaladu ka socdaan Magaalada Muqdisho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barakac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan