U gudub nuxurka bogga
SABAAD

islaami

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf ISubg IS7 xar
1

Qof islaan ka dhigid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mar ay odoyaal ka tirsan deegaanka Bay iyo Bakool wax ka weydiiyeen xabsigii Labaatan Jirow iyadoo laga furayo halkaas maxkamado Islaami ah, Sheekh Maxamed Macallin waxa uu sheegey, inuu xilligaasi ahaa xilligii ugu adkaa noloshiisa.

”
“

Ra'iisal Wasaare ku xigeenka dalka Hindiya, Lal Krishna Advani ayaa isna sheegay in koox dalka laga mamnuucay oo Islaami ah oo xidhiidh la leh kooxo xarumo ku leh dalka Pakistan in laga yaabo, in ay weerarada geysteen.

”
“

Dawladaha sida Sucuudiga, Masar, waddamada waqooyiga Afrika ayaa dagaalo culus kula jira qolooyinka Islaamiyiinta oo doonaya in dawlad Islaami ah ka dhaliyaan waddamadaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
islaami - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan