U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baras

Magac Lab
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Badeecaddi dhacday ee dalka la keenay waxaa ka dhashay cudurro halis sida (Kansar, Baras iwm).

”
“

Erayga Baras waxa luuqada af- Soomaaliga ah loo isticmaalaa dhamaan dadka maqaarkoodu is-bedelo oo laga yaabo inuu qofku ku soo dhasho ( ingiriis : Albino) ama uu ka qaado qof kale oo xanuunka ( ingiriis : Vitiligo).

”
“

¨ Kooxdii dalka keentay daawada & cuntada dhacday ee sababtay in cudurro halis ah sida (Kansar & Baras) ay dalka ku baahaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baras - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan