1
ld barlammaan. barlammaan m.l 1. Urur dawladaha dimoqraadiga ahi leeyihiin xubnahiisana dadka ay soo doortaan
Tusaale Dheeraad ah3
“
Sidaa darted, ma jirto awood Barlamaan KMG ah u leeyahay inuu isu kordhiyo 2 sano, Isla markaana ansixiyo Barlamaan KMG ah ee cusub oo ka kooban 550 xildhibaan.
”“
. Sidoo kale, in Soomaaliya ay yeelato qaab dawladeedka loo yaaqaano Barlamaaniga (Parlaimentry system) taas oo awooda siinaysa Barlamaan, Golaha xukuumada oo uu hogaaminayo ra’iisal wasaaruhu isla markaana xadidaysa awooda madaxweynaha.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
