Tusaale Dheeraad ah3
β
ONLF ayaa warsafaaxadeedka ku sheegtay in jabhadoodu aanay bartilmaameed ka dhigan dadka rayidka ah.
ββ
Dadka Qaxootiga ah oo goobahaas daganaa ayaa intooda badan isaga qaxeen kadib markii fariisamaha cusub ee ciidanka Ethiopia ay bartilmaameed u noqdeen kooxaha weerarada la beegsada.
ββ
Arrintani waxay kale oo ay taageero iyo bartilmaameed muuqda u samaysaa qorshayaasha barnaamijyada horumarinta ee loo qabanayo dadka u dhashay waddankaas.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dyo, m.dh
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
