U gudub nuxurka bogga
SABAAD

basbaas

Magac Lab
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Xildhibaan Ibraahim cismaan food( Basbaas) oo ka tirsanaa Xisbiga SNL, lagana soo doortay degmo doorashada Cadaadley oo arrintaasi qeexayaana wuxuu yidhi β€œ Soomaalidu ma doonayso shan dawladood oo kala goon gooniya.

”
β€œ

Axmed (Cagaf), Saxadiid Maxamed (Jabiye), Ismaaciil Cabdi Basbaas, Maxamed Aadan Dacar, Xuseen Cali Kaahin, Maxamed Axmed Kuluc, Abwaan Keyd, Agaasimaha guud wasaaradda Fanka iyo Suugaanta, Aways Abokor Nuur oo ah farsamo iyo abwaano kale.

”
β€œ

Maanka iyo madaxaba waan u ruxaa, oo haddii aanay sheekadiisu milix iyo basbaas lahayn waxaan isku dayaa inaan maraq digaag iyo xawaashba ugu daro.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
basbaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan