U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cagaf

Magac Dheddig
Naxwe-gfo, m.dh
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Cagta geela.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaase marka laga hadlayo waxqabadka Maamulka cusub ee golaha degaanka arta lagu fiiqaa baabuur uu wato Maayarku oo ah nooca qaaliga ah ee lagu raaxaysto iyo hal cagaf oo aan sidaa u weynayn, labadaas oo ay dawladda hoose iibisay.

”
“

Dhammaan hogagaas cagaf bay ku aastay wixii ku jiray.

”
“

Mudane C/llaahi, waxa uu u sheegay dadkaas in ay dib ugu noqdaan meheraddahoodii, suurta-galna aanay ahayn in cagaf lagaga burburiyo meheradahooda, sida dawladda hoose ugu hanjabtay dadkaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-gfo, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cagaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan