U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goon1

Magac Lab
Naxwe-ooman, m.l
Xaraf GSubg GO4 xar
1

Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cuno, oo dhulka laga qoto.

2

Dhafoor.

3

(-nyo, m.l) Dhinac.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waraabaha, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan.

”
“

Muqdisho (AllPuntland) - Askari ka tirsan ciidanka booliska iyo nin ka tirsanaan jiray hobaladii Waabari ayaa maanta si kala goon gooni ah ay kooxo hubeysan ugu dileen Magaalada Muqdisho.

”
“

Iyadoo aan wax kuraas ah aan loo goon dayn Gobolka Cayn (Koonfurta Togdheer).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ooman, m.l

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan