U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beeraley

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BE8 xar
1

.u Dad beeraha tacbada, kuna nool.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shacabka degmada Saakow ayaa u badan beeraley, waxayna goobjoogayaashu sheegeen in dabka xiliga uu kacayay ay guryaha intooda badan ahaayeen kuwo laga maqan yahay.

”
“

Waxaa degmada Buurdhuubo degan bulsho u badan beeraley.

”
“

Robabkan haatan ka bilowday qeybo ka mid ah gobolka Hiiran ayaa waxaa ku dirsaday dad badan oo xoolo dhaqato iyo beeraley ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

2

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beeraley - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan