Tusaale Dheeraad ah3
β
Dadka Maqan ee 70 ruux ah ayaa lagu tirinayo inay dhinteen, balse aan la helin, iyadoo doonidii burburtay laga helay isla xeebaha Yemen, waxaana dadka dhintay ka mid ah kooxihii tahriibinayay.
ββ
Dhinaca kale Xukuumadda Rayaale iyo xisbigeeda ayaa iyagu markiiba sheegay in ay ku qanceen go'aankan halka wali axsaabta mucaaradka ah ay shirar ku maqan yihiin iyaga oo sheegay in wada tashi u socda.
ββ
B) Tusaalle, raadraacyada (footnotes) joogsigu inta badan waa ka maqan yahay, waana inay kuwada dhammaadaan joogsi.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-qnaa, -qnayd
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
