U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilad

Magac Lab
Xaraf BSubg BI5 xar
La Mid AhbilashoMagac Fal
1

.dh bilo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Howshan waa mid aan inagu isku xilsaarnay waxaana joojinaynaa markii ay xukuumada Somalia tabareysato, waayo waxaan difaacaynaa badeena; waxaana rajeynaynaa inaan bilad sharaf ku heli doono" ayuu yiri Jaamac Siyaad Xabeeb.

”
“

Sheekh Xasan waxa uu ka qaybqaatay Dagaalkii 1977kii lala galay cadowga Soomaaliya ee Itoobiya, dagaalkan oo uu ku mutay bilad sharaf, Mujaahidiin ay dagaalka wada galeen ayaa soo weriyay in Sh.

”
“

Obama oo Biden Siiyey Abaalmarinta Xorriyada Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa xalay gudoonsiiyey ku xigeenkiisa Joe Biden biladda Xorriyada oo ah bilad tan ugu sareysa ee uu Madaxweyne Mareykan ah qof siiyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan