U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bog1

Magac Lab
Naxwe-gag, m.l
Xaraf BSubg BO3 xar
1

Caloosha meesheeda sare.

2

Baalka xaashida labadeeda dhinac midkood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qoraalkan oo ka kooban 3 Bog marka uu kuu soo baxo hadaad korkiisa riixdo ayaa si wanaagsan u akhriyi kartaa.

”
“

Wuxuuna noqday 173 bog oo aan nefis lahayn.

”
“

Sababta oo ah, labada bog ee ugu dambeeya buuggiisa waxa uu qoruhu u hanneeyay raadraacyada buugga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gag, m.l

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan