U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baqe

Magac Lab
Xaraf BSubg BA4 xar
1

Ka tegidda dad meel ay ku sugnaayeen baqdin awgeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si kastaba ha ahaatee, marka la eego duruufahaas badan, waxa la is-weydiin karaa ma laga baqe-qabaa in wadiiqadan keliya ee aan haysanaa ay inaguna af-beesho sursuur oodan?

”
“

Ismagacaabistan xoghayaha Kabaale oo ay Ud-baha qaar ku tilmaameen is maqiiqis aan geedna loogu soo gabban ayaa looga baqe qabaa in musharaxnimo daayo xoghayenimada lagagag xanaaqo.

”
“

Hadday dhici waydo in raggaas la soo qabqabto waxa laga baqe qabaa in laysu xoog sheegto oo dawlad kastaaba tii ka itaal yar bacaraarsato.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baqe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan