U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buur1

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-rar/-ro, m.l
Xaraf BSubg BU4 xar
1

Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan.

2

Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadan Madoobe, ayaa helay codad gaaraya 153 halka Kiish Buur oo laga adkaadayna uu ka helay 54 cod, waaxaan la sheegay inay halaabeen 6 cod.

”
“

Maalmo yar kadibna qasrigiisii bay u daateen, markaas oo uu Siyaad Barre orodkii ku tegay Buur-dhuubo, saraakiishii iyo madaxdii xukuumaddiisana dhuumasho iyo firxad ayay dhabarka jeediyeen.

”
“

Aadan Maal isaga oo taas ka jawaabaya wuxuu yidhi: “Waxa direyskii Ciidanka lebbisnaa Ibraahim Kood-buur iyo Ibraahim Carab oo aan derejo sidan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-rar/-ro, m.l

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan