U gudub nuxurka bogga
SABAAD

burde

Magac Lab
Xaraf BSubg BU5 xar
1

.u Qasiiddo nabi ammaan ah oo uu tirshey Maxamed Buusiri.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abaandulaha ciidamada milatariga ee G/Hiiraan oo wata ciidamo oo halkaasi gaaray ayaa haatan waxa ay wadaan hawlgalo rondeyn ah ay ka sameynayaan wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Beledweyne iyo Buula Burde.

”
“

Ciidamada Ethiopian-ka ee saakay qabsaday degmada Buulo Burde waxaa horkacayay Max'ed Cumar Xabeeb "Max'ed Dheere", Cabdi Waal iyo Yuusuf Dabageed, iyagoo halkaasi ugu khudbadeeyay Dadweynaha halkaasi ku dhaqan.

”
“

"waxaa aad u rajeyneynaa in Maxkamadaan ka hirgelinay Magaaalada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ay howsheeda qabsan doonto, waana qaadeynaa wixii dacwo ay dadku soo gudbistaan Hadii Alle idmo" ayuu yiri Gudoomiyaha Maxaakiimta ee Gobolka Hiiraan Sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
burde - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan