U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buulo

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BU5 xar
1

Degaan buulal badan ka dhisanyihiin; tuulo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale deegaanka Buulo Gaduud ayaa dhawaan gaadiid mucaawino u siday gobolada Juboyinka ay maliishiyooyin hubeysani dhowr maalmood ku xayireen deegankaasi kuwaasoo iyana codsaday in la siiyo lacagaha sharci darada ah ee loo yaqaan leejada.

”
“

Dhanka kale Dagaalkii saakay ka dhacay Buulo-burte ayaa waxaa la sheegayaa in khasaaro xoogan oo labada dhinac ah uu jiro wallow ilaa hada aan la sheegin Dad rayid ah oo wax yeelo ka soo gaartay.

”
“

Buula-Burde: Askari AMISOM ka Tirsan oo Qarax ku Dhintay Askari ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa maanta lagu dilay qarax ka dhacay duleedka bari ee degmada Buulo-Burde ee bartamaha Soomaaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buulo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan