U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caajis1

Magac Lab
Naxwe-siin/-syo, m.dh
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Firfircooni la'aan; wahsi; daal.

2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa kale oo ey dareemeysaa daal iyo caajis.

”
“

Waa qof caajis ah!»

”
“

Waxa uu si caajis ka muuqdo u soo qaatey joornaal agtiisa yaal.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-siin/-syo, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caajis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan