U gudub nuxurka bogga
SABAAD

firfircooni

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI11 xar
La Mid AhfirfircoonaanMagac Fal
1

.dh firfircoon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyada oo aanu aabahood mudda badanba sii maqnayn, ayay shantii wiil oo uu hormuud u ahaa Cabdi Fadal la soo baxeen wacdaro iyo firfircooni aan hore loo arag.

”
“

Maskax kasta oo fayow way garan kartaa sababta waayo Eng: Maxamed Xaashi oo markiisa horeba u dhashay karti iyo firfircooni ayaa waxa u dheer aqoonta iyo waayo aragnimada Ilaahay ku manaystay.

”
“

-jirka firfircooni wuxuu aad u jeclaa inuu ka barbar safto Rivaldo, kahor intaanu Barcelona ka tegin, haddase waxaa dhici karta inuu Manchester tago, lamana oga in Real qaadan doonto sabab dhaqaale darteed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
firfircooni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan