U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ey1

Magac Lab
Xaraf ESubg EY2 xar
La Mid Aheey1Magac Lab
1

(c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii codsiga magangelyadu yahey mid ey iska caddey in aanuu sabab laheyn, ama shaki ku jiro aqoonsiga codsadaha, lama siiyo warqad shaqo oo ku meel gaadh ah.

”
“

Hawsha ugu weyn ee NAV waa inuu ka caawiyo shaqodoonka si ey helaan shaqo cusub sida ugu dhakhsaha badan leh.

”
“

Faarax Macalin ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in dhabaaatada ugu weyn ey haatan ka taagan Dalka Soomaaliya uu sabab u ahaa sida uu sheegay R/wasaarihii Geeridooday ee Dalka Ethiopia melez zenawi islamarkaana ey dhibaatooyinka badan yihiin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

E · EY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan