Tusaale Dheeraad ah3
β
Cali oo ah ameerka muminiinta garasha weynna u leh sharciga Islaamka wuu aqbalay xukumkii maxkamadda sababtoo ah, sharcigu waxuu dhigayaa haddaad wax sheeganayso inaad caddayso adiga oo maraya dariiqa sharciga ah.
ββ
Waxaana taas ka marag ah sii dayntan ay maxkamaddu xukuntay markii xukuumaddu ku fashilantay inay soo caddayso eedaymahii lagu soo oogay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-stay, -satay
Xarafka
C Β· CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
