Tusaale Dheeraad ah3
“
Wuxuu sheegey Caduur in ururkooda oo kaashanaya hay'addaha ka shaqeeya la dagaalanka AIDS-ka ay wax badan dadka ka dhaadhiciyeen hababka uu u gudbo iyo hababka la isaga ilaaliyo.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
C · CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
