Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan.
Belo; masiibo.
C. ah: curyaan.
Muusada aan sheegayo ma ahan inaan u qaadanno calaamo laga muujiyo dhabbanada iyo bishimaha oon qalbiga jirin taasina qof ma dhagreeyso.
Wadatashi gaaban kadib, waxay muslimiintii hoggaanka ciidanka u calaamo-saareen geesigii halyeeyga ahaa ee Khaalid Binu Waliid.
Baro naxwaha Magac Dheddig β
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
-ooyin, m.l
C Β· CA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag