U gudub nuxurka bogga
SABAAD

calaaqad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA8 xar
La Mid AhcalaaqoMagac Dheddig
1

Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Sidaa awgeed calaaqad waa mid labo jidle ah (two way street), wada shaqayn iyo kalsooni in lagu saleeyona u baahan marka arimaha laga soo sheegayo ama xiriirka sii xumaanaya ee saxaafada Puntand iyo Maamulku waa mid turxaan bixin u baahan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
calaaqad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan