U gudub nuxurka bogga
SABAAD

camal

Magac Lab
Xaraf CSubg CA5 xar1 Tusaale
1

Hawl, shaqo.

2

Abuur, dabeecad.

4

Sidiis, oo kale. .

Tusaalooyin

“

Buuggaas camal ii keen

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dareenka raga iyo dumarka ka dhexeenkaro ma’ahan sida camal marka aad sameeyneesid galmo, dareenka raga iyo dumarka ka dhexeenkaro waa ka sii weeyntahay.

”
“

Car-caraafna, wuxuu la rabaa inuu caydhsado oo uu camal ka dhigto, sidii Usaama.

”
“

Ilaahay S.W. wuxuu soo dejiyay quraanka, oo u baahan akhris iyo barasho inta aan lagu camal falin haddii aanu qofku baran ma akhriyi karayo mana fahmi karayo, sidaa darteed ayay waxbarashadu asal ugu tahay diinta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

s

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
camal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan