U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xanaaq1

Magac Lab
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Caro; dhirif; dhiidhi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa warka ka dhex hillaacaya cadho, xanaaq iyo aflagaaddo dhinac abbaaraysa.

”
“

Markan uu isagu xod-xodanayo iyana xanaaq bay ka dhan tahay oo waxay isleedahay qofkan yaa kaa reeba inta aan lagugu sawirin, waayo ladnaani dushiisa kama muuqato; lacagina jeebkiisa kuma jirto, haddii ay ku jirtana cashadiisa ma dheera.

”
“

Laamaha kala duwan ee caadifadda waxaa ka mid ah xanaaq oo ah dareen aan marnaba caqliga la heshiin Karin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xanaaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan