U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carab

Magac Lab
Naxwecarab, m.dh
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay.

2

Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Isagoo ka jawaabaya su’aal aheyd sida uu u arko in ciidamo Carbeed la geeyo Soomaalia, Ambasaddor Shinn wuxuu yiri: β€œWaa talo fiican in ciidamo African ah, iyo gaar ahaan kuwo Carab ah la geeyo Soomaaliya.

”
β€œ

Axmed iyo Wasiirka Gaashaandhiga ee DFKMG Xuseen Carab Ciise.

”
β€œ

Farxiyo Xamdi Carab 8. Dhamme Aadan Tawane Cabdi 9. Marwo Shamso Daahir Cali Nuur 10. Eng.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

carab, m.dh

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan