U gudub nuxurka bogga
SABAAD

casaan1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA6 xar
2

Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gunners ayaa sidoo kale Casaan laga qaatay kulankaas ciyaarta oo socota kaliya 10 daqiiqo markii Laurent Koscielny uu qalad ku galay Edin Dzeko oo fursad u heystay inuu gool dhaliyo.

”
“

Wakhtigu waa casar fiid ku sii siqaya, dhinaca woqooyina raxmaadku ka soo kacay oo ay qorraxduna midabbo casaan iyo huruud isugu dhafan hadba dhinac kaga asqaysay muuqaalladii aanay awalba quruxdoodu kala dhantaalnayn.

”
“

Garsoorihii ciyaarta oo Korea u dhashay Kim Young-Jog, ayaa casaan siiyay laba ka mid ah Turkiga, taasina waxay ka cadhaysiisay Turkiga oo hadda raba inuu Brazil ka aar-goosto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
casaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan