U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carabi1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Af ay dadka carbeed ku hadlaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ereryga "zabuur" (ﺯﺑﻮﺭ) waa mid ah af- carabi kaasi oo asal ahaan lagu micneeyay inuu ka yimid ereyga "zimra" ee luuqada Hebrewga taasi oo macnaheedu tahay " hees ama "muusik"

”
“

Aaladda Elmi Waxaad ka dhagaeysan/akhrisan kartaa: Quraanka oo dhan oo qoraal carabi iyo 24luqadood 114 ka Quraanka oo Cod iyo Qoraalba ah.

”
“

I dhagayso Logos, Beentaad ku hadashay waa lagula fahmay,jawaabtaad af carabi ku bixisayna waa qoran tahay oo laguu soo qoray waliba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carabi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan