1
Waqtiga u dhexeeya duhurka iyo maqribka.
2
Salaadda la tukado waqtiga casarka.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Goor ay casar gaaban tahay ayuu wacays gaadhi kaxaystay oo raadcada wiilkiisa gudo galay, meelkasta wuu kasoo eegay, nasiib xumo se wuu waayey.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
C · CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
