Tusaale Dheeraad ah3
β
Dekada Kismaayo oo dib loo furey Kaddib muddo afar casho ah oo ay xirnayd dekedda weyn ee Kismaayo ayaa waxaa maanta dib u furmay howlihii dekeddaas, waxaana xirnaashaha keenay khilaaf soo dhexgalay ganacsatada iyo maamulka degmadaas gacanta ku haya.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
C Β· CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
