U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf JSubg JI4 xar
1

Nafley roob ka okorin.

2

Jeri.

Tusaale Dheeraad ah3

“

) Shaki la'aan Salmaanow, waxaa jiri doona waxyaabo laga keeni doono Bariga iyo kuwo laga keeni doono galbeedka, waxaana halkaa ku ba'ay kuwa iimaankooda uu daciifka yahaya ee ummadeyda ka tirsan.

”
“

Jawaabtu waa maya waxase laga yaabaa inuu jiri karo mid amaba laba.

”
“

Inkasta oo aanan jeclayn in layska dul dhawaaqo sidii xisbigii jiri jiray, waxaan leeyahay riyo haddii ay dub leeyihiin dabadooda ayay ku qarin lahaayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan