U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ci1

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CI2 xar
1

Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada Soo tababartay oo titadoodu gaareyso 83 askai ayaa waxaa la shee gay inay soo barteen Tababar sarkaalnimo iyagoo tababar ku jiray mudo 45 ci sho ah waxaana tabarakasi u dirtay ciidamada Madaxda Dowlada Soomaaliyeed.

”
“

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan ayaa u mahadnaqey Odayaasha waxaana uu sheegey in ay soo dhaweyneynayaan baaqooda, waxaana uu ku goodiyay in aysan raali ka noqoneyn ci kasta oo amaanka wax u dhimeysa.

”
“

SI kastaba ma jirto ilaa hadda ci sheegatay mas'uuliyada afduubta Haweeneydaasi iyo waliba sababta ka danbeysa in la afduubto mas'uulkaasi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ci - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan