U gudub nuxurka bogga
SABAAD

codkar

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf CSubg CO6 xar
1

C. ah: qof hadalkiisu fasiix yahay oo figraddiisa si fiican u jeedin kara.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

. Wuxuu ahaa aftahan codkar ah.

”
β€œ

Nebi Haaruun wuxuu ahaa nebi Muuse walaalkiis iyo saaxiibkiis loo soo wada direy Fircoon inuu rumeeyo Eebbe, maxaa yeelay nebi Haaruun wuxuu ahaa codkar.

”
β€œ

Wuxuu codkar ku ahaa maansaynta iyo hadalka caadiga labadaba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

C Β· CO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
codkar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD