U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fircoon

Magac Lab
Xaraf FSubg FI7 xar
1

Magac boqorradii Masaaridii hore.

2

F. ah: qof naxariis la'.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nebi Haaruun wuxuu ahaa nebi Muuse walaalkiis iyo saaxiibkiis loo soo wada direy Fircoon inuu rumeeyo Eebbe, maxaa yeelay nebi Haaruun wuxuu ahaa codkar.

”
“

Oo Fircoon ayaa u yimid inuu dilo - siduu ku samayn jirey ilmihii kale ee ay dhaleen reer Israaiil - oo waxay ka codsatay inuusan dilin; si ay uga dhigato ilmo maadaama aysan dhalin ilmo.

”
“

Dhinaca dowladdayda, aniga ma qabo in aanay dowladda Talyaaniga u damqanin Soomaalida, waad xusuusataa billowgii markii ay Soomaaliya kala daadanaysay in aanu ka mid ahayn waddamadii Qaramada Midoobay ee sida fir-fircoon uga hawlgalayey dalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fircoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan