U gudub nuxurka bogga
SABAAD

curan1

Magac Lab
Xaraf CSubg CU5 xar
1

Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.

Tusaale Dheeraad ah2

“

“Darmaan aan hore u curan ayuu nabarkii fooshu ku taagan yahay”, ayaa tibaax looga bilaabay.

”
“

Fahmaan waxa ay isku dul dilayaan inay yihiin maato ay dilootay xabadi, waxa ay ku gumaadayaan dagaalkana ee ay ugu yeereen ciidanna ay yihiin carruur aan wali curan, caqli iyo cilmi fiicanna lahayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
curan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan