1
Dadka intiisa tamarta yar sida carruurta, waayeelka, iyo haweenka. 2.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Laakiin sida uu ku soo waramayo wariye BBC-da uga soo hadley halkaas, dadkaas oo maato u badan kuma laaban Soomaaliya oo cabsi dagaal ayaa gayigooda ka jirta.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
