1
.dh curyaami.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Cali Mahdi ayaa intaa ku daray in ay Ergada beelaha Somalia ay si hoose uga hadli karaan wixii dhiba oo u dhexeeyo, balse shirka aan lagu curyaamin qaab qabiil.
ββ
C/qaasim wuxuu ku celcelinayay in uu wax badan qaban lahaa haddii dawlado aanu magacaabin aanay dabada haynin, oo aanay curyaamin tallaabooyinka uu qaado, kuwaas oo uu ku eedeeyay inay siiyaan kuwa ka soo horjeeda hub, saanad iyo xataa ciidamo.
ββ
Tifaftiruhu wuxuu aaminsan yahay inuu Somaliland ka curyaamin karo xagga saxaafadda, laakiin wuxuu iska indho-tiraa dadka reer Somaliland ee ay qalbigooda ku fogaatay Somaliland-nimadu.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
C Β· CU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
