U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daacad

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cali Dhuxulow, kaasoo la sheegay inuu dalka Ethiopia ku maqnaa, waxaana wasiiradu ay ku dhaarteen inay howshooda u gudan doonaan si daacad ah.

”
β€œ

Ganacsatadan oo qandaras daabacada Falsada ka haysatey xukuumada Puntland ayaa go'aanka dowlada diidey iyaga oo ku andacoonaya in dowlada daacad ka aheyn joojinta daabacada lacagahaan iyo magdhow la siiyo oo loo diidey.

”
β€œ

Gudoomiyaha KULMIYE Axmed Siilaanyo wuxuu intaa ku daray inuu qof ahaan iyo xisbi ahaanba aaminsanyahay kuna qanacsanyihiin in dadweynaha reer Somaliland guda iyo dibadba ay codkooda, siiyeen xisbiga KULMIYE intooda badani marka daacad iyo xaq loo hadlo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daacad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan